Madaxweyne Qoor Qoor oo Imtixaan adag maraya iyo Liiska Musharaxiinta uu soo saarayo oo…

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa la filayaa in uu soo saaro liiska Musharaxiinta ku tartameysa 8-da kursi ee Aqalka Sare ku leedahay dowlad Goboleedka Galmudug. Qoor Qoor oo horey u sheegay in uu isku wadayo siyaasiyiinta mucaaradka iyo kuwa muxaafidka ayaa markan waxaa horyaala imtixaan adag oo isha lagu hayo … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo Imtixaan adag maraya iyo Liiska Musharaxiinta uu soo saarayo oo…